Ciidanka Liyu Boolis oo soo bandhigay Maxaabiis & hub ay ka furteen Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidanka gaarka ah ee Dawlad degaanka Soomaalida oo in howlgal ay ka fuliyeen gudaha Somalia ay ku soo qabteen maxaabiis ka tirsanaa Al-shabaab iyo hub kala duwan saraakiisha ciidanka Liyu Boolis ayaa sheegay in howlgalka ay ku beegsadeen mid kamid ah saldhigyada Al Shabaab ee ku yaala gudaha Soomaaliya. “Maxaabiis uu ku jiro sarkaal sare … Continue reading Ciidanka Liyu Boolis oo soo bandhigay Maxaabiis & hub ay ka furteen Al-Shabaab (Sawirro)